Restaurant Cashier
ugu horayn Allaha mahad iskalale iisuurtagaliyay inaa dhigto coursadan marka xigtana dhurre academy waxay ahad coursa aa kuqaatay cashiro kooban oo sifiican loofahmikaro waxana rajenaa inee albaabo badan iifuridoonto i.a
Cabdiqani Bashiir
16 hours, 38 minutes ago

